(Sawirro) Xassan Shiikh oo kulan sagootin ah la qaatay danjire C/fataax C/llaahi Xassan

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda Itoobiya u fadhiyey dalkeenna Mudane Cabdifataax Cabdullaahi Xasan oo uu dhammaaday muddo xileedkiisa diblumaasiyadeed ee uu ku joogay Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Danjire Cabdifataax, doorka uu ka qaatay xiriirka iyo iskaashiga Labada dal, waxa uuna u … Continue reading (Sawirro) Xassan Shiikh oo kulan sagootin ah la qaatay danjire C/fataax C/llaahi Xassan